Ku soo dhawoow koorsada hanuuninta bulshada. Waa barnaamij hordhac oo ka hadlaya bulshada iswiidhishka Waxaa aan ka hadli doonaa hadafka koorsada oo ah in la… Continue Reading 1. Wargalin iyo soogalootiga
Read more2. Taarikhda Swiidhen
Ku soo dhawoow casharka 2 -aad casharka maanta wuxuu ku saabsanyahay taarikhda ! Qaar dadka ka mid ah waxey yiraahdaan ”ma jecli taarikhda” ”qaarna waa… Continue Reading 2. Taarikhda Swiidhen
Read more3. Caadooyinka iyo dhaqanka
Casharka maanta waxaa aan ku fiirin doonaa dhaqanka iyo caadooyinka dadka iswiidhishka ah. Waxaa sidoo kale aan isweydiindoona suaalo . Miyuu jiraa wax u gaar… Continue Reading 3. Caadooyinka iyo dhaqanka
Read more4: Joqraafiga iyo tirada dadka
Ku soo dhowoow casharka 4, waxaa uu casharka maanta ku saabsanyahay juqraafiga. iswiidhen waa wadan ay baaxadiisu weyntahay (dhuban oo dheer) Kala duwan (qurux badan)… Continue Reading 4: Joqraafiga iyo tirada dadka
Read more5. Dersiga Guryaha iyo degaanka
Cassharka maanta waxaan ku eegi doonaa suaalaha muhiimka ee la xiriira deegaanka iyo guryah waa arin weyn oo maanta ka jira iswiidhen. Waxaan fiirin doonaa… Continue Reading 5. Dersiga Guryaha iyo degaanka
Read more6. Guryaha iyo degaanka
Casharka 6 aad- waxaa uu ku saabsanyahay waxyaabaha lagama marmaanka ee aan u baahanahay nolol maalmeedka. Waxaa aan ka hadli doonaa arimo ku saabsan. 1.waa… Continue Reading 6. Guryaha iyo degaanka
Read more7. Suuqa Shaqada
Ku soo dhawow casharka 7-aad Waxa aan diirada ku saari doonaa suqa shaqad Sharciyada suuqa shaqada iyo qaab-dhismeedkiisa Noocyada kala duwan ee shaqaaleynta iyo talaabooyinka… Continue Reading 7. Suuqa Shaqada
Read more8. Shaqo raadsasho
Casharka 8-aad waxaa aan kaga hadli doonaa talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida shaqada loo raadsado. 1.Waxaan aan fiirin doonaa sida ay… Continue Reading 8. Shaqo raadsasho
Read more9. Canshuurta iyo daryeelka bulshada
Ku soo dhawoow casharka 9-aad-waxaa aan ka hadleynaa nidaamka cansuuraha ee wadanka Iswiidhen. Noocyada kala duwan ee canshuuraha aan bixino Iswiidhen Sida loo isticmaalo canshuuraha… Continue Reading 9. Canshuurta iyo daryeelka bulshada
Read more10. Waxbarashada dadka waaweyn iyo waqtiyada firaaqada
Casharka 10-aad waxaan kaga hadli doonaa arimo ku saabsan. 1.Waxbarashada dadka waaweyn 2.Hawlaha la qabto wakhtiyada firaaqada la yahay. Waxaan aan ku bilaabeynaa adiga baahidaada:ma… Continue Reading 10. Waxbarashada dadka waaweyn iyo waqtiyada firaaqada
Read more11. Cadaaladda iyo sinnaanta
Casharka maanta waxaa uu ka hadlayaa cadaalada anagoo diirada saareynaa sinaanta raga iyo dumarka . 1.Xuquqda qof ahaaneed Sinaanta oo diirada gaar ah la sarayo… Continue Reading 11. Cadaaladda iyo sinnaanta
Read more12. Ka difaacidda Cunsurinimada & waxyeelada
Waa casharkii kan ka horeeyey oo sii socda diirada si gaar ah loo saaraya sinaanta.kaas oo ka kooban 3 qaybood: 1.Xuquuqda carruurta 2.Xuquuqda haweenka ee… Continue Reading 12. Ka difaacidda Cunsurinimada & waxyeelada
Read more13. Wada noolaanshaha
Mawduuca casharka maanta waxaa uu ku saabsanyahay caruurta iyo waalidka 1.Siyaabaha kala duwan ee loo wada noolaan karo 2.Marka uu dhamaado xidhiidhka ka dhexeeya waalidka-masuuliyada… Continue Reading 13. Wada noolaanshaha
Read more14. Qoyska iyo bulshada
Casharka maanta waxaa aan diirada saareynaa qoyska iyo bulshada 1.Kaalmada dhaqaale oo ay dowlada Iswiidhen siiso carruurta iyo qoyska 2.Xanaanada carruurta ee Iswiidhen 3.Nidaamka dugsiyada
Read more15. Dimuqraadiyadda Swiidhan
Ku soo dhawoow casharka 15 kaas oo mowduuciisu yahay dimuqraadiyada-waxaa aan fiirineynaa: 1.Tiirarka dimuqraadiyada 2.Afarta tiir ee salka u ah dastuurka Iswiidhen 3.Nidaamka dimuqraadiyada ee… Continue Reading 15. Dimuqraadiyadda Swiidhan
Read more16. Siyaasada iyo ka Qeybqaadashada
Mawduuca casharka 16-aad waxaa uu ka hadlayaa siyaasada iyo ka qayb qaadashadeeda 1.Fikradaha syaasadeed ee kala duwan iyo axsaabta siyaasadeed ee ku matala golaha shacabka… Continue Reading 16. Siyaasada iyo ka Qeybqaadashada
Read more17. Isdaryeelid Caafimaad
Casharka maantu waxaa uu ka hadlayaa caafimaadka 1.Waa maxey macnaha caafimaad wanaagsan iyo waxyaabaha saameyynta ku yeelan kara caafimaadkaaga? 2.doorashada hab nololeedka 3.Halista ku jirta… Continue Reading 17. Isdaryeelid Caafimaad
Read more18. Daryeelka Caafimaadka Iyo ilkaha
Waxaa aan casharka 18-aad si dhow ugu eegeynaa caafimaadka iyo daryeelka bukaanka iyo ilkaha ee Iswiidhen.sida uu u shaqeeyo daryeelka caafimaadku? Noocyada kala duwan ee… Continue Reading 18. Daryeelka Caafimaadka Iyo ilkaha
Read more19. Ku gaboobid Iswiidhan
Casharka 19aad-waxaa uu ka hadlayaa in lagu gaboobo Iswiidhen 1.Guud ahaaan arimaha ku saabsan gabowga 2.Nidaamka hawlgabka -markaa aan noqono hawlgab 3.Xnaanada waayeelka ee Iswiidhen… Continue Reading 19. Ku gaboobid Iswiidhan
Read more20. Dabagal iyo Qiimeyn
Casharka ugu danbeeyo waxaan dib u eegeynaa cashardii hore isla markaane qiimeyna aan ku sameyn doonaa kooraska oo dhan.Maxaad ka baratay koorsada? Waxaa buuxineysa foomka… Continue Reading 20. Dabagal iyo Qiimeyn
Read more